Caawinada aad codsaneysid Sfi
Hadii aad donesid in lagu cawiyo markii add soo cadsaneysid Waxbashada Sfi nagala soo xiri mejlkena.
- Waxaan kaga caawinkarna luqadaha Iswidhiska, Ingriska Soomali iyo Carabi
- Waan kula soo xirireyna si aan ku hogaminoh tilaabo tilaabada ka dambeyso sii aad u buxinlaheyd Arjigaada.
- ka dib Waxaa kula soo xiriridono masuliyinta khariideynta waxbarashada Luqada iswidhiska oo kula yelandoono wada hadal si ay kugu qoran levelkii aad ka bilabileyheyd waxbarashadada.
- Kadibna waxaa lagu qadandoona waxbarashadii.
Ugu dambeytiina waxaa lagu soo diraya magacii skolka aad wax ka baranlahey